Farmaajo oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ee dhaqaalaha badaha (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ee dhaqaalaha badaha oo ka socda magaalada Nairobi ayaa sheegay inay muhiim tahay in meel looga soo wada jeesto falalka sharci darrada ah ee badaha. Madaxweynaha ayaa la wadaagay madaxda, masuuliyiinta iyo ka qeyb galayaasha shirka dhibaatooyinka lagu hayo badda Soomaaliya, mowqifka joogtada ah … Continue reading Farmaajo oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ee dhaqaalaha badaha (Daawo Sawirro)